Sheekh diriir

halkan kala soco qeybta casharada diiniga ah

Download SKYPE

Ra'yigaaga ka dhiibo

Sidee baad u aragtaa tayada waxbarasho ee machadka mac-had Qadar
 

sh mustafe

Contact us Call free all the world:

+14155927541

+25224407493

+25224113193

MACHADKA WUXUU QAADANAYAA ARDA CUSUB IS QORISTO WAY SOCTAA HORE UGAAR AYAAN LAGAA BUUXIN SAACADAHA

COURSESKA LAQAADANAAYO WAA:

1- XIFDIGA QUR’AAN KARIIMKA

2- HINGAADA CARABIGA

3- LUUGADA CARABIGA

4- TAJWIIDKA QUR’AANKA

5- CAQIIDADA ISLAAMKA

6- BARASHADA SALAADA

7- TARBIYAH ISLAAMIYAH

8- SHEEKOOYINKA ISLAAMKA

9- TAFSIIRKA QURAANKA

10- AXAADIISTA ISLAAMKA

11- LUUGADA SOOMAALIGA

12- LUUGADA ENGLISHKA

nala soo xidhiidh


Contact us Call free all the world:

+14155927541

+25224407493

+25224113193

Martida Boga

We have 3 guests online

 

Macahadka Qadar wuxuu ku caanbaxay hirgalinta. Tayaynta iyo horumarinta barashada diinta islaamka oo online ah. Waxbarashadan online ka ah. Waxaa dad badan oo mudo badan dhiganaayay ay isku raaceen in 100% tayada waxbarashadu sareeyso. Waxa kale oo kor uqaaday qiimaha tacliinta diinta islaamka ee qoyska oo dhan waalid iyo ciroolaba oo gurigu wuxuu noqonayaa guri markasta qowlkii alle swt lagu akhrinaayo oo malaa’igtu hadhayso. Adiguba ogoow oo hada tijaabi 3 bari oo lacag la’aan ah

 

اللهم اجعل القرآن العظيم ربيع قلوبنا"

و نور صدورنا

اللهم اجعل القرآن الذين هم اهلك وخاصتك يا رب العالمين